The Purpose Driven Life Somali (Softcover) – Pastor Rick Store

The Purpose Driven Life Somali (Softcover)

$14.99 Regular price $17.99
Type: Book

Nolosha Ujeedada Leh waxa ay kaa caawin doontaa inaad fahanto qorshaha yaabka leh ee Ilaah kuugu talagalay halkan dhulka iyo daa'inkaba. Rick Warren wuxuu kugu hagi doonaa safar ruuxi ah oo 40-maalmood socon doono kaas oo kaa caawin doona inaad ka jawaabto su'aasha ah, “Maxaan Halkan Dhulka U joogaa?” Maalin kasta waxaad baran doontaa wax siyaada oo ku saabsan sida Eebbe uu adiga si gooni ah kuugu abuuray ujeeddo aad adiga kaliya fulin karto.

Nolosha Ujeedada Leh waxa ay ku siinaysaa xigmad ka timid Baybalka oo ku bari doonta sababta noloshaadu ay muhiim u tahay. Waxay ku tusi doontaa sida Ilaah doonayo in uu ku caawiyo dhimista walaacaaga, tamartaada uruuriyo, fududeeyo go'aamadaada, kuuna diyaariyo nolosha daa'inka ah. Waa fariin aan wakhti lahayn oo kugu dhiirigelin doonta doonta inaad ku noolaato nolol qiimo ah.

RICK WARREN waa wadaadkii aasaasay Kaniisadda Saddleback ee Koonfurta California xarumona ku leh magaalooyinka waaweyn ee aduunka. Waa qoraaga buugan Nolosha Ujeedada Leh “The Purpose Driven Life”, oo lagu turjumay luqado badan, lagana iibiyay in ka badan 50 milyan oo nuqul oo nooc kasta ah.